Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tanuna waa ducadii uu Yahuudah ugu duceeyey, isagoo leh, Rabbiyow, codka Yahuudah maqal, Oo isaga dadkiisa soo dhex geli, Gacmihiisu ha ku filnaadeen, Oo adiguna ka caawi cadaawayaashiisa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 33

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:6-10