Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer binu Israa'iilow, waad faraxsan tihiin. Bal yaa idinla mid ah, oo ah dad uu Rabbigu badbaadiyey, Kaasoo ah gaashaanka caawimaaddiinna, Iyo seefta sharaftiinna. Cadaawayaashiinnu way isu kiin dhiibi doonaan, Oo waxaad cag marin doontaan meelahooda sarsare.

Sharciga Kunoqoshadiisa 33

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:20-29