Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu Aasheer u ducaynayayna wuxuu yidhi, Aasheer ku wiilasha ku dhex barakaysan ha ahaado, Oo hana ahaado kan walaalihiis u bogaan, Oo cagtiisana saliid ha daro.

Sharciga Kunoqoshadiisa 33

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:15-29