Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagoo leh, Rabbigu wuxuu ka yimid Siinay, Oo Seciir ayuu uga soo kacay iyaga, Wuxuu ka soo iftiimay Buur Faaraan, Oo ka yimid tobanka kun oo quduuska ah, Oo gacantiisa midigtana waxaa iyaga ugu jiray sharci dab ah.

Sharciga Kunoqoshadiisa 33

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:1-12