Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyo dhulka waxyaalihiisa qaaliga ah iyo buuxnaantiisa, Iyo kii duurka degganaa raallinimadiisa. Barakadaasu ha ku soo degto madaxa Yuusuf, Isagoo ahaa kii walaalihiis laga soocay.

Sharciga Kunoqoshadiisa 33

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:10-25