Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii Ilaaha ugu wada sarreeyaa uu quruumaha dhaxalkooda siiyey, Oo uu kala soocay binu-aadmiga, Intii tirada reer binu Israa'iil ahayd Ayuu dadka soohdimaha u dhigay,

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:1-18