Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadyahow nacaska ah oo aan xigmadda lahaynu Ma saasaad Rabbiga ugu abaalguddaan? War isagu sow ma aha Aabbihiinnii idin soo iibsaday? Isagaa idin uumay oo idin xoogeeyey.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:2-15