Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:51 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

maxaa yeelay, waad igu xadgudubteen idinkoo reer binu Israa'iil dhex jooga markaad joogteen biyihii Meriibaah oo ku taal Qaadeesh, oo cidladii Sin ku dhex taal, waayo, reer binu Israa'iil dhexdooda quduus igagama aydaan dhigin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:42-52