Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:49 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad fuushaa buurtan Cabaariim, oo ah Buur Nebo oo ku dhex taal dalka reer Moo'aab, oo ka soo hor jeeda Yerixoo, oo bal waxaad fiirisaa dalka reer Kancaan oo aan reer binu Israa'iil hantida u siinayo,

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:45-52