Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, taasu idiinma aha wax aan waxtar lahayn, maxaa yeelay, waaba naftiinnii, oo waxyaalahaas daraaddood ayaa cimrigiinnu ugu dheeraan doonaa dalka aad Webi Urdun uga gudbaysaan inaad hantidaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:37-48