Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Quruumahow, dadkiisa la reyreeya, Waayo, isagu wuu aaran doonaa dhiiggii addoommadiisa, Oo cadaawayaashiisana wuu ka aarsan doonaa, Oo dalkiisa iyo dadkiisana buu u kafaaro gudi doonaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:33-51