Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu waa dhagaxa, shuqulkiisuna waa kaamil, Waayo, jidadkiisa oo dhammu waa caddaalad, Isagu waa Ilaah aamin ah, oo aan xumaan lahayn, Isagu waa xaq, waana caaddil.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:1-11