Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, Rabbigu dadkiisa wuu xukumi doonaa, Oo addoommadiisana wuu ka nixi doonaa, Markuu arko in xooggoodii dhammaaday, Oo aan midna ku hadhin, mid xidhan iyo mid furan toona.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:31-40