Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay wax u sadaqeeyeen jinniyo aan Ilaah ahayn, Iyo ilaahyo ayan iyagu aqoon Oo ah kuwo cusub oo dhowaan soo baxay, Oo awowayaashiin ayan ka cabsan jirin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 32

Sharciga Kunoqoshadiisa 32:11-26