Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigaa Yashuuca ina Nuun amar siiyey oo ku yidhi, Xoog yeelo oo aad u dhiirranow, waayo, reer binu Israa'iil ayaad geeyn doontaa dalkii aan iyaga ugu dhaartay, oo anna waan kula jiri doonaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:20-27