Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii masiibo iyo dhibaatooyin badanu ku soo degaan ayaa gabayganu hortooda ku markhaati furayaa, waayo, afka farcankoodu ma illoobi doono, maxaa yeelay, waan ogahay fikirkooda ay ku fikirayaan haddeertan intaanan iyaga geeyn dalkii aan ugu dhaartay ka hor.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:17-22