Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaasaa Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idin keeni doonaa dalkii awowayaashiin mar hore hantiyeen, oo idinna waad hantiyi doontaan, oo wanaag buu idiin samayn doonaa, wuuna idinka sii badin doonaa intii awowayaashiin ahaan jireen.

Sharciga Kunoqoshadiisa 30

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:2-14