Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

idinkoo Rabbiga Ilaahiinna ah jecel, oo codkiisa addeecaya, oo isaga sii xajista, waayo, isagu waa noloshiinna iyo dhererka cimrigiinna inaad degganaataan dalkii Rabbigu ugu dhaartay inuu siinayo awowayaashiin oo ahaa Ibraahim, iyo Isxaaq, iyo Yacquub.

Sharciga Kunoqoshadiisa 30

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:15-20