Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaan maanta idinku amrayaa inaad Rabbiga Ilaahiinna ah jeclaataan, oo aad jidadkiisa ku socotaan, oo aad wada xajisaan amarradiisa iyo qaynuunnadiisa iyo xukummadiisa inaad noolaataan oo badataan iyo in Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku barakeeyo dalka aad ugu socotaan inaad hantidaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 30

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:6-20