Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu ku amri doonaa inay barakadu idinku soo degto idinka, iyo maqsinnadiinna, iyo wax alla wixii aad gacanta ku qabataanba, oo wuxuu idinku barakayn doonaa dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idin siinayo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:5-13