Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:59 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaas Rabbigu wuxuu idinka iyo farcankiinnaba ku ridi doonaa belaayooyin yaab leh oo waaweyn oo wakhti dheer idinku raaga, iyo cudurro xunxun oo wakhti dheer idinku raaga, iyo cudurro xunxun oo wakhti dheer idinku raaga.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:56-67