Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:56 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo naagta jilicsan, oo idinku dhex jirta oo qabow ku noolaan jirtay oo aan u quudhin inay cagteeda cad dhulka dhigto nolosheedii qaboobayd oo jilicsanayd aawadeed, waxay il shar ah ku dayi doontaa ninkeeda laabta kaga jiifa, iyo wiilkeeda iyo gabadheeda.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:48-57