Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:52 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo meel kasta oo dhulkiinna ah ayuu dhammaan irdihiinna idinku hareerayn doonaa ilaa derbiyadiinna deyrka dheer ee aad isku hallayseen ay soo wada dhacaan, oo wuxuu idinku hareerayn doonaa irdihiinna oo dhan ee dhulka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idin siiyey oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:51-62