Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:45 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Inkaarahan oo dhammu idinkay idinku soo degi doonaan, wayna idin eryan doonaan oo idin soo gaadhi doonaan ilaa aad baabba'daan, maxaa yeelay, ma aydaan dhegaysan codka Rabbiga Ilaahiinna ah, inaad xajisaan amarradiisa iyo qaynuunnadiisa uu idinku amray.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:36-47