Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo hadhkii baad u haabhaaban doontaan sida indhooluhu gudcurka u haabhaabto, oo jidadkiinna kuma liibaani doontaan, laakiinse had iyo goorba waa laydin dulmi doonaa oo waa laydin dhici doonaa, oo mid idin badbaadiyana lama arki doono.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:22-33