Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu idinku ridi doonaa boogtii Masar, iyo kasoobaxyo, iyo cadho, iyo xajiin aydaan ka bogsan karin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:26-37