Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu ka dhigi doonaa in laydinku laayo cadaawayaashiinna hortooda, oo iyaga jid qudha baad kaga iman doontaan, oo hortooda ayaad toddoba jid ku kala carari doontaan, oo boqortooyooyinka dunida oo dhammu waad ku dhex rogrogmi doontaan hore iyo dib.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:15-31