Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiguna wuxuu idinku dhufan doonaa taagdarro, iyo qandho, iyo gubasho, iyo kulayl daran, iyo seef, iyo beera-engeeg, iyo caariyaysi, oo iyana way idin eryan doonaan ilaa aad halligantaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:21-31