Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu idinku soo dejin doonaa inkaar iyo dhibaato, oo wuu idinku canaanan doonaa wax alla wixii aad gacanta ku qabataan oo dhan jeeraad baabba'daan oo aad haddiiba halligantaan, waana sharka falimihiinna, oo aad iiga tagteen aawadiis.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:15-22