Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse haddaydnan dhegaysan codka Rabbiga Ilaahiinna ah, inaad xajisaan oo aad wada yeeshaan amarradiisa iyo qaynuunnadiisa aan maanta idinku amrayo, markaas inkaarahan oo dhammu way idinku soo degi doonaan oo idin soo gaadhi doonaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:5-22