Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu idinka dhigayaa madaxa, idinkana dhigi maayo dabada, oo weligiin waxaad ahaanaysaan kuwa sarreeya, oo noqon maysaan kuwa hooseeya, haddaad dhegaysataan amarrada Rabbiga Ilaahiinna ah oo aan maanta idinku amrayo, oo intaad xajisaan aad yeeshaan,

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:12-22