Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wanaag buu idiinku badin doonaa midhaha jidhkiinna, iyo midhaha xoolihiinna, iyo midhaha dhulkiinna idinkoo jooga dalka Rabbigu awowayaashiin ugu dhaartay inuu idin siinayo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:4-14