Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 27:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse iyo wadaaddadii reer Laawi waxay la hadleen reer binu Israa'iil, oo waxay ku yidhaahdeen, Reer binu Israa'iilow, aamusa oo dhegaysta. Maanta waxaad noqoteen dadkii Rabbiga Ilaahiinna ah.

Sharciga Kunoqoshadiisa 27

Sharciga Kunoqoshadiisa 27:6-11