Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 27:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaad ku qortaan erayada sharcigan oo dhan markaad gudubtaan inaad gashaan dalkii Rabbiga Ilaahiinna ahu idin siinayo oo ah dal caano iyo malab la barwaaqaysan, sidii Rabbiga ah Ilaahii awowayaashiin uu idiin ballanqaaday.

Sharciga Kunoqoshadiisa 27

Sharciga Kunoqoshadiisa 27:1-8