Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 27:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Inkaaru ha ku dhacdo kii laaluush u qaata inuu qof aan xaq qabin dilo. Oo dadka oo dhammuna ha yidhaahdeen, Aamiin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 27

Sharciga Kunoqoshadiisa 27:18-26