Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 27:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Inkaaru ha ku dhacdo kii la seexda naagtii aabbihiis, maxaa yeelay, aabbihiis buu maradii ka banneeyey. Oo dadka oo dhammuna ha yidhaahdeen, Aamiin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 27

Sharciga Kunoqoshadiisa 27:19-24