Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 27:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Inkaaru ha ku dhacdo ninkii sameeya oo meel qarsoon qotonsada sanam xardhan ama la shubay oo Rabbiga karaahiyo u ah oo ah wax nin saanac ahu gacantiisa ku sameeyey. Oo dadka oo dhammuna ha u jawaabeen oo ha yidhaahdeen, Aamiin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 27

Sharciga Kunoqoshadiisa 27:13-24