Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo annana markaasaannu Rabbiga ah Ilaahii awowayaashayo u qayshannay, kolkaasaa Rabbigu codkayagii maqlay oo dhibkayagii iyo hawshayadii iyo dulmigayagii arkay.

Sharciga Kunoqoshadiisa 26

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:2-8