Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaas waa inaad jawaabtaa oo Rabbiga Ilaahaaga ah hortiisa ka tidhaahdaa, Aabbahay wuxuu ahaa mid reer Suuriya ah oo warwareega. Wuxuu ku dhaadhacay Masar, oo halkaasuu degay, isagoo reerkiisu yar yahay, oo halkaas wuxuu ku noqday quruun weyn oo xoog badan oo tiro badan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 26

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:1-14