Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waa inaad keentaa midhaha dhulka kuwa ugu horreeya oo dhan, kuwaasoo aad ka guran doonto dalka Rabbiga Ilaahaaga ahu uu ku siinayo, oo waa inaad dambiil ku riddaa oo kolkaas waxaad tagtaa meesha Rabbiga Ilaahaaga ahu uu u dooranayo inuu magiciisa halkaas dhigo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 26

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:1-4