Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haatan Rabbiyow, waxaan keenay dhulkii aad i siisay midhihiisii u horreeyey. Kolkaas waa inaad midhaha hor dhigtaa Rabbiga Ilaahaaga ah, oo aad ku sujuuddaa Rabbiga Ilaahaaga ah hortiisa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 26

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:1-17