Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 25:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaas naagta walaalkiis waa inay ugu timaadaa odayaasha hortooda, oo ay kabtiisa ka siibtaa, oo ay wejigana candhuuf uga tuftaa, oo iyadu waa inay jawaabtaa oo tidhaahdaa, Saas ha lagu sameeyo ninkii aan dhisin reerka walaalkiis.

Sharciga Kunoqoshadiisa 25

Sharciga Kunoqoshadiisa 25:6-13