Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 25:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse hadduusan ninku doonaynin inuu dumaalo naagtii walaalkiis, markaas naagta walaalkiis waa inay odayaasha ugu tagtaa iridda magaalada oo ay ku tidhaahdaa, Ninkaygii walaalkiis wuu diiday inuu walaalkiis magac uga dhex kiciyo reer binu Israa'iil, oo dooni maayo inuu igu sameeyo waxa ku habboon in dumaashigay igu sameeyo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 25

Sharciga Kunoqoshadiisa 25:4-13