Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 25:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii walaalo wada deggan yihiin, oo midkood dhinto, laakiinse uusan wiil lahayn, kan dhintay naagtiisu yaanay dibadda ka guursan mid shisheeye ah. Ninkeedii walaalkiis waa inuu u guri galo oo dumaalo, oo uu ku sameeyo wixii ku habboon ninkeedii walaalkiis inuu ku sameeyo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 25

Sharciga Kunoqoshadiisa 25:1-7