Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ninka dambena hadduu iyada nebcaado, oo uu qoro warqaddii furniinta, oo uu iyada gacanta u geliyo, oo uu gurigiisana ka eryo, amase haddii ninka dambe oo iyada guursaday uu dhinto,

Sharciga Kunoqoshadiisa 24

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:1-12