Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaad midhaha ka soo urursatid beertaada canabka ah waa inaadan dib u soo xaaxaabin. Waxaa lahaan doona qariibka iyo agoonta iyo carmalka.

Sharciga Kunoqoshadiisa 24

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:13-21