Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaad beertaada goosatid haddaad xidhmo sabuullo ah beerta ku soo dhex illowdo waa inaadan dib ugu noqon si aad u soo qaadato. Waxaa lahaan doona qariibka iyo agoonta iyo carmalka, si uu Rabbiga Ilaahaaga ahu kuugu barakeeyo wixii ay gacmahaagu qabtaan oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 24

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:11-21