Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aabbayaasha waa inaan loo dilin carruurtooda, carruurtana waa inaan loo dilin aabbayaashood, laakiinse nin kasta waa in loo dilaa dembigiisa uu isagu falay.

Sharciga Kunoqoshadiisa 24

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:10-21