Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse hubaal waa inaad rahaamaddiisa u celisaa markii qorraxdu dhacdo inuu dharkiisa ku seexdo oo uu kuu duceeyo, oo taasuna waxay Rabbiga Ilaahaaga ah hortiisa kuugu ahaanaysaa xaqnimo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 24

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:6-20