Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaad Rabbiga Ilaahiinna ah nidar u nidartaan waa inaydaan ka raagin inaad waxaas bixisaan, waayo, Rabbiga Ilaahiinna ahu hubaal kaas wuu idin weyddiin doonaa, oo dembi buu idinku noqon lahaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:17-24